RW ku-xigeenka Somalia oo khudbad ka Jeediyay shir caalami ah oo ka socda Brusells (Sawirro)

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa magaalada Brussels ee dalka Belgium uga qayb galay shir looga hadlayo ka hor-tagga iyo la dagaallanka rabshadaha salka ku haya Xag-jirnimada. Shirka oo maanta furmay qorshuhuna yahay in uu soo xirmo berri oo Jimce ah ayaa si gaar ah looga hadlayaa sidii … Continue reading RW ku-xigeenka Somalia oo khudbad ka Jeediyay shir caalami ah oo ka socda Brusells (Sawirro)